Terms & Conditions – Somaliyey Toosa
Adigoo booqanaya ama isticmaalaya website-ka somaliyeytoosaitalia.org, waxaad oggolaatay shuruudahan iyo xeerarkan hoose:
- Isticmaalka Website-ka
Website-kan waxaa loogu talagalay wacyigelin, barnaamijyo bulsho iyo dhaqameed. Waxaad ku isticmaali kartaa kaliya ujeeddooyin sharci ah. - Xaqa Maqaallada & Nuxurka
Dhammaan qoraallada, sawirrada, iyo macluumaadka lagu daabacay boggan waa hantida Somaliyey Toosa. Lama oggola in si toos ah loo koobiyo, loo faafiyo, ama loo isticmaalo iyadoon oggolaansho laga haysan. - Xiriiriyeyaasha Dibadda
Website-ku waxa uu leeyahay links u gudbiya bogag kale. Ma mas’uul ka nihin waxyaabaha ku jira bogaggaas. - Isbedelada Shuruudaha
Somaliyey Toosa waxay xaq u leedahay inay mar kasta wax ka beddesho shuruudahan. Isbedel kasta wuxuu dhaqan galayaa marka la daabaco. - Xiriir
Su’aalo ama faahfaahin dheeraad ah:
Email: info@somaliyeytoosaitalia.org
