Welcome to Somaliyeytoosa

Waxqabadka & jiritanka ururka Somaliyey Toosa Italia

Uruku wuuu ka jiraa dhamaan gobolada italia. waxaana as’aasay muwaadinin
is xilqaamay Hadafkooduna ahaa wadajir iyo iskaashi Somalinimo ah iney ka
dhalato dhamaan italia. waxay
Labexeen magaca Somaliyey toosa Italia oo
Xaruntisu tahay Roma waxaana la furay 17/01/2020.

Uruku wuxu gabtaa adeeg samafaleed oo gaarsiisan dhammaan italia, sida: kii

dhinta,celiska,kan dayacan, Baafiska IWM. wacyigelin awoodeen waa wadjir iyo

iskaashi ah Somaliyeey toosa isku tirsanada hadba kiina taagdaran tagera weligin.

Wa billahi towfiiq.

Somaliyey Toosa Italia –

Uruku wuuu ka jiraa dhamaan gobolada italia. waxaana as’aasay muwaadinin
is xilqaamay Hadafkooduna ahaa wadajir iyo iskaashi Somalinimo ah iney ka
dhalato dhamaan italia. waxay
Labexeen magaca Somaliyey toosa Italia oo
Xaruntisu tahay Roma waxaana la furay 17/01/2020.

Uruku wuxu gabtaa adeeg samafaleed oo gaarsiisan dhammaan italia, sida: kii

dhinta,celiska,kan dayacan, Baafiska IWM. wacyigelin awoodeen waa wadjir iyo

iskaashi ah Somaliyeey toosa isku tirsanada hadba kiina taagdaran tagera weligin.

Β 

Wa billahi towfiiq.

Somaliyey Toosa Italia –

444

 

πŸ‡ΈπŸ‡΄βœ¨ TODDOBAADKA XORRIYADDA SOOMAALIYEED β€” ROMA 2026 βœ¨πŸ‡ΈπŸ‡΄
 
Sanad Guuradii 5aad β€” 2026 β€” Magaalada Roma
 
πŸ“… Jadwalka Xaflada β€” Hidaha iyo Dhaqanka
πŸ—“ 26, 27 iyo 28 Juun 2026
πŸ•’ Saacadda 15:00 ilaa 22:30
πŸ“ Via della Tenuta della Mistica, 55 Β· 00155 Roma
 
⭐ Munaasabad Gaar ah
πŸ—“ 30 Juun 2026
πŸ•” Saacadda 17:00 galabnimo
πŸ“ Piazza della LibertΓ  22, Roma
 
Kaalay nala dabaaldeg midnimada, dhaqanka iyo wadaninimada Soomaaliyeed!
Xafladan waxay u furan tahay qof walba.
 


πŸ“² Nala soo xiriir:
facebook.com/SomaliyeeyToosa 
πŸ“± WhatsApp: 347 774 1447
WVME3289 E1762112070855
Ahmed Sheikh

Gudoomiyaha Ururka Somaliyey Toosa Ee Roma.

Ahmed Sheikh

Ahmed Sheikh waa Gudoomiyaha Ururka Somaliyey Toosa ee magaalada Roma. Waa hogaamiye bulsho, haldoor firfircoon, kana go’an horumarinta bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Talyaaniga. Waxay dadku ku yaqaannaan dadaalkiisa joogtada ah ee dhinacyada dhaqanka, isdhexgalka bulshooyinka, iyo wacyigelinta dhalinyarada

Ahmed wuxuu door muuqda ku leeyahay isku xirka jaaliyadaha Soomaaliyeed iyo hay’adaha maxalliga ah, isaga oo si hagar la’aan ah u matala danaha bulshada. Waxaa sidoo kale lagu tiriyaa hormuudka kobcinta dhaqanka iyo afka hooyo ee ku dhisan is-xilqaan iyo is-kaashi.

Featured Articles

Akhri Maqaallada Ugu Saameynta Badan

TAGZ1062 E1762113850141

Raadinta Dadka Lawaayo

Dalka Talyaaniga waxa uu muddo dheer ahaa goob muhiim ah oo ay ku nool yihiin Soomaali badan oo yimid xilligii gumeysiga ka dib, iyo....
whatsapp image 2026 05 22 at 08.31.28 (2)

Isku Xirka Jaaliyadda Soomaaliyeed

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Talyaaniga ku nool waxay u baahan tahay hal meel oo ay isku arkaan, codkooda ku mideeyaan, iyo dhibaatooyinkooda ku xallistaan. Ururka....

IMG 0645

Horumarinta Dhaqanka Soomaaliyeed

Somaliyey Toosa Culture waa qeyb muhiim ah oo ka mid ah ururka Somaliyey Toosa – Associazione Culturale. ...

Qormooyin Xul ah

Qaybtan waxaad ka heli doontaa qormooyin si xeel dheer loo soo xulay oo ka hadlaya arrimaha bulshada, dhaqanka, horumarka iyo waayo-aragnimada Soomaalida ku nool Talyaaniga. Ujeeddadu waa in lagu dhiirrigeliyo aqoon-is-weydaarsi, is-dhexgal iyo kor u qaadista wacyiga bulshada.

What They Say